Labo Diyaaradood oo isku dhacay iyo Khasaaro dhimasho oo ka dhashay (Sawirro)

Labo diyaaradood oo nuuca loo yaqaan Helicopter-ka ayaa maanta iskula dhacay dalka Austarliae xilli ay duulayeen, waxaana shilkaasi diyaaradeed ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyay shilkan diyaaradeed waxaa ku dhintay afar qof halka ay ku dhaawacmeen saddex qof oo kale, dadka dhaawacmay ayaa la sheegay in ay qabaan dhaawacyo culus … Continue reading Labo Diyaaradood oo isku dhacay iyo Khasaaro dhimasho oo ka dhashay (Sawirro)